warkii maanta 30/01
kulanti wacan oo wanaagsan warki maanta idin soo gudbin dono. madaxweynaha somalia xasan shiikh maxamud ayaa si weyn u ceebeyey raysal wasaraha ethopia abii axmed oo ku wada sugnayeen shirkiii talyaniga iyo afrika oo ka dhacay talyaniga caasimadiisa Roma. khudbad uu ka jediyey madaxweyne xasan shiikh ayuu ku weeraray abii axmed oo ay dawladiisa ku soo xad gudubtay madax banaanida somliya. waxaa sodoo kale khudbadii madaxweyne xasan shiikh uu ka dhawaajiyey arin argagax ku abuurtay raysal wasaaraha dawlada ethopia abii axmed, taasi oo ah in talaabo kasta oo ay qaado ethopia ay diyaar u tahay somaliya in eh ka hor tagto,awood ciidana aay iskaga difaaci doonto damaca guracan ee xukuumada adisababa,taasi oo lama filaan ku noqotay reysal wasaraha ethopia oo qorshaynayay in uu talyaaniga ku cadaadiyo inuu la kulan siiyo madaxweyne xasan shiikh hase yeeshee si cad madax weynaha ayaa u diidey una sheegay in aysan jirin sabab uu ula kulmi karo. raysal wasaare abii axmed hadii uu san ku dha...