warkii maanta 30/01

kulanti wacan oo wanaagsan warki maanta idin soo gudbin dono.

madaxweynaha somalia xasan shiikh maxamud ayaa si weyn u ceebeyey raysal wasaraha ethopia abii axmed oo ku wada sugnayeen shirkiii talyaniga iyo afrika oo ka dhacay talyaniga caasimadiisa Roma.

khudbad uu ka jediyey madaxweyne xasan shiikh ayuu ku weeraray abii axmed oo ay dawladiisa ku soo xad  gudubtay madax banaanida somliya.

waxaa sodoo kale khudbadii madaxweyne xasan shiikh uu ka dhawaajiyey arin argagax ku abuurtay raysal wasaaraha dawlada ethopia abii axmed, taasi oo ah in talaabo kasta oo ay qaado ethopia ay diyaar u tahay somaliya in eh ka hor tagto,awood ciidana aay iskaga difaaci doonto damaca guracan ee xukuumada adisababa,taasi oo lama filaan ku noqotay reysal wasaraha ethopia oo qorshaynayay in uu talyaaniga ku cadaadiyo inuu la kulan siiyo madaxweyne xasan shiikh hase yeeshee si cad madax weynaha ayaa u diidey una sheegay in aysan jirin sabab uu ula kulmi karo.

raysal wasaare abii axmed hadii uu san ku dhawaaqin oo si cadna u sheegin gabi ahaanba inuu ka tanaa sulp heshiis kii uu muuse biixi la galay uusana ixtiraami doonon madax banaanida iyo midnimada umada somaliyeed.

madaxweynaha waxa uu si gaara uku xusay khudbadiisa fursadaha maalgashi iyo kheyraadka dalkeena ceegaga, isga oo sheegay in somaliya ay ka shaqeynayso nabada gobolka hase yeeshe ay jiraan dawlado car qaladaynaya dawlda iyo xasi loonida ayna ka mid tahay ethopia.

iskaashiga afrika iyo talyaaniga ma noqon karo mid shaqeeya hadii dal afrikaan ah uubku xad gudbo xuduudaha dal kale.

waxaana tusaale u ah isku dayga fashilmay ee fara galinta ethopia ee ku salaysan madax banaanida dalkeena ayuu ku yiri madax weynuhu khufbadiisii qeyb ka mid ah.

madaxweynaha ayaa sheegay in ay khasab tahay in laka hor tago tilaaboyinka ethopia hadii ay kale ay gobolka ka abuuri karaan xasardo iyo dagaalo fashilin kara nabada iyo xasiloonida dalalka bariga afrika xiligan ay u dadalayaan.


Comments

Popular Posts