xildhibaanada labda aqal ee baarlamaanka somaliya ayaa maanta si gacan taaga u ansixiyey hab raaca wax ka badalka dastuurka somaliya qaar ka mid ah baarlamanka somaliya ayaabuuq ka sameeyey gudaha baarlamaanka. habraaaca waxaa walaac ka muujiyey siyaasiyiin miisaaan culus leh iyaka oo ku doodaya in aanu markaasi aan la joogin maadama ay jirto xiisad ka taagan damaca ethopia,xiligan oo dagaal loku jiro oo badeena la qaadanayo.
- Get link
- X
- Other Apps
Popular Posts
RAGII SOMALIDA OO GO AN SADAY ADISTA MARROCO
- Get link
- X
- Other Apps
- Get link
- X
- Other Apps
- Get link
- X
- Other Apps
Comments
Post a Comment